DFS oo ka laaatay qoraal ay ku taageertay dowladda Itoobiya

Qoraal lasoo dhigay barta Twiter-ka ay ku leedahay wasaaradda arrimaha dibadda ee DFS ayaa lagu taageeray howlgalka ay waddo dowladda federaalka Itoobiya, kaasi oo si weyn hadal-hayn u noqday

Warar Keydmedia Online
DFS oo ka laaatay qoraal ay ku taageertay dowladda Itoobiya

Hase ahaatee durba wasaaradda arrimaha dibadda ayaa sheegtay in qoraalkaasi aanu ahayn mid si sax ah uga tarjumayey mowqifka dowladda federaalka ee ku aaddan xaaladda dalka Itoobiya.

Waxa uu u muuqdaa in dowladda Farmaajo ay ka baqday in dhaleecayn ay la kulanto, maadaama dalalka kale ee Africa ay doonayaan in dagaalka la joojiyo laguna dhammeeyo wadahadal.

Farmaajo ayaa saaxiib la ah Abiy Axmed, sidaasi darteed wasaaradda arrimaha dibadda waxa ay ku degdegtay go'aan ka qaadashada colaaddan.

 

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 1 December 2020 7:57

Tan iyo 2012 markii Malleeshiyaadkii Raas Kambooni ee uu watay Axmed Madoobe, oo kaashanayay Ciidamada Kenya ay la wareegeen magaaladda, waxaa la dilay dad badan oo qaab qabiil lagu khaarijiyay.