Dhaqaale loo aruurinayo dib u dhiska Xarunta Gaheyr

Dowladda Farmaajo ayaa lumisay taageero badan saddexdii sano ee ugi dambaysay kadib markii ay fulin waysay balan-qaadyadii ay sameysay.

Warar Keydmedia Online
Dhaqaale loo aruurinayo dib u dhiska Xarunta Gaheyr

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaare Rooble, ayaa ka qeyb galay munaasabad dhaqaale loogu ururinayay dib u dhiska Xarunta Gaheyr ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo heshiis iskaashi oo ay kala saxiixdeen DFS iyo Talyaaniga.

"Talyaanigu wuxuu wali yahay saaxiibka ugu horeeya dowladda Soomaaliya. Waxaan goobjoog u ahaa saxiixa qaab wada shaqeyn ah oo dhexmara labadeena dal, & wareejinta sahayda gargaarka bini'aadanimo oo si toos ah loo geyn doono Puntland iyadoo laga jawaabayo Duufaantii Gati," ayuu yiri Rooble.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.