Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Ciidamada dowlada oo ku sugan iminka deegaanka Xaarxaar ayaa waxaa ay xalay ku asqqeeyeen degmada dhoobleey, iyadoona arinbtaasi ay walaac ku abuurtay dadkii tirada yaraa ee ku noolaa degmada Dhoobleey.
Warbixinada deegaanka laga helayo ayaa sheegaya in dadkii daganaa halkaasi ay bilaabeen barakac, iyadoona laga cabsi qabo in mar kale dagaal uu ka dhaca halkaasi maadaama dhinacyada dowlada iyo Shabaab ay wali isu hub guranayaan.
Degmada dhoobleey ayaa mudadanba waxa ay aheyd mid ay ku soo laalaabteen dagaalo u dhaxeeya Alshabaab iyo dowlada iyadoona ilaa iyo hadda aanu jirin labada dhanba cid libin la taaban kara ka heshay dagaalka.
WWW.KEYDMEDIA.NET
Add comment
Comments