Dil goordhaweed ka dhacay Garoowe

Magaalada Garoowe waxaa goordhaweed lagu dilay ruux shacab ah oo magaciisa lagu sheegay Yaasiin Aweys Maxamed. 

Warar Keydmedia Online
Dil goordhaweed ka dhacay Garoowe

MUQDISHO, Soomaaliya - Nin ka mid dadka xoogsatada ah ee ku nool deegaannada Puntland ayaa goordhaweed lagu dilay magaalada Garoowe ee caasimadda maamulkaas.

Ninkaan oo lagu magacaabo Yaasin Aways Maxamed ayaa kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaana magaalada Jawhar, ilaa iyo hadda lama oga sababta ka dambeyso dilkiisa.

KEYDMEDIA ONLINE 

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 25 September 2020 4:10

    Bajaajlayaasha waxaa la dilaa iyaga oo bixinaya canshuurtii dowladda, waana cadaalad daridda ka jirta Muqdisho sida uu Farmaajo xilka ula wareegay oo ku kalliftay dhalinyarro badan in ay gabi ahaamba dalka isaga tagaan.