Dil ka dhacay Balanbal

Wararka laga helayo Galgaduud ayaa sheegaya in kooxo hubeysan Maanta degaan hoos taga Balanbal ku dileen qof shacab ah.

Warar Keydmedia Online
Dil ka dhacay Balanbal

BALANBAL, Soomaaliya - Maleeshiyo hubeysan ayaa maanta degaanka Isgoyska la yiraahdo ee hoos taga Balanbal ku toogtay nin shacab ah mid kalana ku dhaawacay, kooxda dilka geysatay oo watay gaariga raaxada ee probox-ta loo yaqaan ayaa ka baxsaday goobta ay falka ka geysteen.

Falkaan ayaa loo sababeeyay aano qabiil, waxaana duuleebKa degaanka Balanbal dhawaanahaan ka taagnaa xasarad u dhaxeeya dadka magaalada wada daga.

KEYDMEDIA ONLNE

Commenting is not available in this channel entry.