Dilal Xalay ka dhacay Kismaayo

Kismaayo (KON) - Xaafada Via Afmadow ee Magaalada Kismaayo ayaa Xalay lagu dilay Labo ruux oo rayid ah, waxaana la sheegayaa in Labadaan Qof ay ahaayeen Ganacsato.
Warar Keydmedia Online
Dilal Xalay ka dhacay Kismaayo

Labadaan ruux ayaa kamid ahaayeen Ganacsatada Magaalada, waxaana lagu dilay Xaafadii Labadaan maalmood Dagaalada ka socdeen.

Amaanka Magaalada Kismaayo gaar ahaan Xaafada Via Afmadow ayaa faraha ka baxay.

Xaalada Kismaayo ayaa ah mid degan tan iyo shalay.

Keydmedia Online - Xafiiska Kismaayo