Diyaaradaha Kenya oo duqeynaya Degmada Ceelwaaq

Diyaaradaha Kenya ayaa duqeymo ka geysteen deegaana hoostagga Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Warar Keydmedia Online
Diyaaradaha Kenya oo duqeynaya Degmada Ceelwaaq

Sida laga shaaciyay Radio Kulmiye weerarka ayaa ka dhacay tuulooyinka Cosqurun Garsaal, Xisaguur, Dhamas iyo Likooley.

Sidoo kale waxaa deegaanka ka jira barakac, walina ma cada khasaaraha ka dhashay duqeymahaan. 

Kani waa War kooban, faah-faahinta warkaan kala soco bogga Wararka ee Keydmedia Online.

KEYDMEDIA ONLINE.

Commenting is not available in this channel entry.