Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Duqeyntaan ay Diyaaradaha Kenya fuliyeen waxaa ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho badan iyo sidoo kale bur bur bahsan oo soo gaaray agab Militari oo yaallay goobta la duqeeyay.
Wararka waxaa ay sheegayaan in Saldhiga la duqeeyay ay xiligii la duqeenaayay ku suggnaayeen horjoogayaal sar sare oo ka titsan Kooxda Shabaab.
Inkastoo Kenya iyo Shabaab aysan ka hadlin duqeyntaan hadda warar hoose oo ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeynta ayaa waxaa ay sheegayaan in 10 qof oo isugu jira Maleeshiyaad iyo horjoogayaal kooxda Shabaab ka tirsan lagu dilay weerarka xagga cirka ah ee ay Diyaaradaha Kenya fuliyeen.
Keydmedia.net - Xafiiska Kismaayo
Add comment
Comments