Dooni ku degtay Marka

Dooni ay la socdeen Dad Shacab ah ayaa ku degtay Xeebta Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose. 

Warar Keydmedia Online
Dooni ku degtay Marka

MARKA, Soomaaliya - Dooni waday Dad Shacab ah oo kasoo baxday Xeebta Jaziira ee duuleedka Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in ay ku degtay meel u dhow Xeebta Magaalada Marka. 

Doontaan ayaa waday 12 Qof, waxaana la soo badbaadiyay 9 Qof illaa iyo hada.

Wararka ayaa sheegaya in Hal Qof uu ku dhintay, halka labo kale wali la la'yahay. 

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.