Dowlada Faransa: Waxaa nala weydiiyay madax furasho si aan meydka Haweeneyda u helno

PARIS(KEYDMEDIA)Wasiirka gaashaandhiga dalka Faransiiska ayaa sheegay in kooxaha soomaalida ah ee heysta meydka gabadha u dhalatay Dalka Faransa ee shalay wasaarada arimaha dibada ay sheegtay in ay geeriyootay meydkooda madax furasho in lagu sii deynayo loo sheegay.
Warar Keydmedia Online
Dowlada Faransa: Waxaa nala weydiiyay madax furasho si aan meydka Haweeneyda u helno

“sax ma ahan oo waa arin adag in la aqbalo meydka Haweeneyda 66-sano jirka ah inaan ka bixino lacag madax furasha ah, laakiin kooxaha waa ay na weydiiyeen madax furasho oo nala soo xiriireen” sidaa waxaa TV ku yaala gudaha Faransa u sheegay wasiirka difaaca faransa.

Haweeneyda u dhalatay Faransa ayaa  shalay waxaa geerideeda xaqiijiyay wasaarada arimaha dibada faransiiska taasoo aan iyana sidoo kale sheegin xiliga dhabta ah ee ay geerida gabadhaasi dhacday.

 WWW.KEYDMEDIA.NET