Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Yusuf Hagi wasiirka Difaaca Kenya ayaa tilmaamay in ujeedada ay ka leeyihiin Weerarka ay ka leeyihiin in ay tahay sidii ay gabi ahaan u wiiqi lahaayeen awooda Shabaab.
Saytooti oo ah Wasiirka Amniga gudaha ee Kenya ayaa tilmaamay Al-shabaab in ay soo harjuumeen kenya taasina ay qasabtay in xaalada wax laga badalo.
Dhanka kale Raila Odinga, Ra’iisul wasaaraha Kenya ayaa waxaa uu sheegay in aduunka uu wax ka qaban waayay dhibaatada ay ku hayaan Al Shabaab Xuduudda ay Kenya la leedahay Soomaaliya iyo gobolada kale oo ay haystaan Al Shabaab, wuxuuna tilmaamay in talaabadaasi ay tahay mid aan waxba u dhimayn xoryadda Soomaaliya.
Ciidamadeena waxay ku eg yihiin xadka labada dal waxay sugayaan amaanka dalkeena ayuu yiri Ra’iisal Wasaaraha kenya Raila
Waxaa uu ku baaqay in cagta la mariyo kooxda Al shabaab si xasilooni loo helo ayna u badbaadan shacabka soomaaliyed.
Xafiiska Keydmedia.net - Nairobi
Yusuf Hagi wasiirka Difaaca kenya ayaa tilmaamay in ujeedada ay ka leeyihiin weerarka ay ka leeyihiin in ay tahay sidii ay gabi ahaan u wiiqi lahaayeen awooda Shabaab.
Saytooti oo ah wasiirka amniga gudaha ee kenya ayaa tilmaamay Al-shabaab in ay soo harjuumeen kenya taasina ay qasabtay in xaalada wax laga badalo.
Add comment
Comments