NISA oo baaraysa Lacag Mucaaradka Garoonka uga soo degtay
Go'aankan ayaa yimid maalin kadib markii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu booqasho ku tagey Kenya, oo loo sameeyay hab maamuus Madaxweyne dalka madaxbanaan.
MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay in ay xiriirka diblumaasiyadeed u jartay Dowladda Kenya kadib markii khilaafka labada dal uu gaarey meeshii ugu xumayd kadib booqashadii Muuse Biixi.
DF waxay u yeeranaysaa dhammaan diblomaasiyiinteeda ka jooga Kenya in ay dib ugu soo laabtaan dalkooda, waxayna ku amraysaa kuwa halkan ka jooga Dowladda Kenya in ay dalka kaga baxaan muddo 7 maalmood ah oo ka bilaabaysa 15-ka Diseembar 2020.
KEYDMEDIA ONLINE
Ciidamada ayaa ku jira xiligan qeybta Cargo - Xamuulka diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde kadib markii ay heleen xogta ku saabsan in Mucaaradka Lacag u timid.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments