Dowladda Talyaaniga oo qalab dabdamis ku waraajisay Gobolka Banaadir

Qalabkan ayaa muhiim u ah caasimadda Muqdisho

Warar Keydmedia Online
Dowladda Talyaaniga oo qalab dabdamis ku waraajisay Gobolka Banaadir

Dowladda Talyaaniga ayaa maamulka gobolka Banaadir ku wareejisay agab loogu talagalay dabdamiska, kuwaas oo ka kooban gaadiid loogu talogalay in lagu xoojiyo howlaha gurmadka degdegga ah iyo agab kale oo muhiim ah.

Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Filish oo agabkan ka guddoomiyay mas'uuliyiintii dowladda Talyaaniga ayaa sheegay in agabkan loo baahnaa, maadaama caasimadda ku yaryihiin damdamisyada, wuxuuna uga mahadceliyey dowladda Talyaaniga.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.