Duqeymo ka dhacday Jubbada Dhexe

Diyaarado 'Drones' ayaa xalay duqeyeen Saldhigyo Kooxda Al-Shabaab ay ku leeyihiin Degmada Bu'aale ee Gobolka Jubbada Dhexe.

Warar Keydmedia Online
Duqeymo ka dhacday Jubbada Dhexe

Sida Maamulka Jubbaland uu u sheegay Warbaahinta, duqeyntaas ayaa lagu dilay Meleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab.

Waa Wararka kooban ee Keydmedia Online. 

KEYDMEDIA ONLINE 

    Commenting is not available in this channel entry.