Duulimaadkii Turkish Airlines oo berri la joojiyay

Shirkadda Turkish Airlines ayaa hakisay duulimaadyaddii Muqdisho iyo Istanbuul sida lagu shaaciyay bogga Shirkadda.

Warar Keydmedia Online
Duulimaadkii Turkish Airlines oo berri la joojiyay

Duulimaadkii berri oo Sabti ah ayaa dhamaan la istaajiyay, rabshadihii maanta ka dhacay isla magaalada Muqdisho ayaa sabab u aheyd hakadkaan. 

Sidoo kale Ethiopian Airlines oo berri Sabti ah imaan laheyd Muqdisho ayaa la filayaa in la istaajiyay. 

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.