EXCLUSIVE: Dadkii ku Geeriyooday / Ka Badbaaday Shilkii ka dhacay Liibya - Daawo

Nairobi (KON) - Keydmedia Online ayaa u suurtagashay inay Hesho Sawiradii Dadkii ku Geeriyooday iyo kuwa ka badbaaday Shill Gaari oo ay ku jireen Tahriibayaal Soomaaliyeed.
Warar Keydmedia Online
EXCLUSIVE: Dadkii ku Geeriyooday / Ka Badbaaday Shilkii ka dhacay Liibya - Daawo

Ujeedada aan Masawiradaan usoo gudbinay ayaa waxey tahay in ay Ehaladii ay ka Geeriyoodeen, hadii ay arkaan Masawiradaan in ay Aqoonsadaan.

Sidoo kale waxaan idiin helnay oo aan halkaan idinkugu soo gubineynaa Telefoonadii Safaarada Soomaaliya ee ku leedahay Dalka Liibiya, Magaalada Tripoli.

Talefonada Safarada:
+218 917309168
+218 916320043
+218 917331153

Waxaa  Maanta lagu duugey  Magaalada Khumus oo ku taalo 120 km Dhanka bari ee magaalada Tripoli dalka Libiya, Allaha unaxariisto 10 wiil iyo 6 gabdhood oo Soomaaliyeed oo ku dhintey kadib markii oo kusoo dumaye rar shamiito ah oo lagula dhisey gaari tareel ah oo ay kusaarnaayeen in kabadan 120 qof iyagoo o ku socdey magaalada Tripoli.

HALKAAN KA AQRISO DHIBAATADA TAHRIIBAYAASHA SOOMAALIYEED HEYSATA - WARBIXIN

Keydmedia Online - Xafiiska Nairobi



Keydmedia Online - Xafiiska Nairobi