Fanaan Baacalwaan oo Geeriyoodey

Baacalwaan ayaa si weyn looga yaqaanaa guud ahaa gayiga Soomaalida.

Warar Keydmedia Online
Fanaan Baacalwaan oo Geeriyoodey

Waxaa xalay dalka Jarmalka ku geeriyoodey, Alle ha u naxariistee Cabdi Cali Baacalwaan oo ka mid ahaa fanaaniinta Soomaaliyeed kuwooda ugu magaca dheer.

Sida wararku ay sheegayaan, fanaanka ayaa u dhintay cudurka COVID-19 oo dhib xooggan ku haya caalamka, iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay xaaladiisa ahayd mid aad u liidatay.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.