Fannaanad caan ah oo ku geeriyootay Magaalada Muqdisho

Allaha u naxariiste waxaa maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Faadumo Cali Nakruuma, oo aheyd fanaanad caanka ah oo ka tirsan Hobolada Waaberi.

Warar Keydmedia Online
Fannaanad caan ah oo ku geeriyootay Magaalada Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya – Faadumo Cali Nakruuma ayaa ku geeriyootay Isbitaalka Martiini ee Dowladdu ugu tala gashay in lagula tacaallo dadka uu soo ritay cudarka COVID-19.

Allaha u naxariista Faadumo Nakruuma, waxa ay maalmihii la soo dhaafay ku xanuusaneysay Muqdisho waxaana la xqiijiyay in ay u geeriyootay cudurka safmarka ah ee Coronavirus.

KEYDMEDIA ONLINE  

Commenting is not available in this channel entry.