Farmaajo oo dib ugu laabtay Muqdisho

Waxaa lagu wadaa in uu la hadlo Baarlamaanka oo Mursal u diyaariyay mudo-kordhin hal sano ah.

Warar Keydmedia Online
Farmaajo oo dib ugu laabtay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Farmaajo ayaa goordhaw kusoo laabtay Muqdisho kadib markii natiijo la'aan kusoo dhamaadey kulankii Dhuusamareeb ka socday saddexda maalin.

Farmaajo oo mudo xileedkiisa uga hartay labo maalin, ayaa lagu wadaa inuu la hadlay Gollaha Shacabka, iyadoo wararka ay sheegayaan in Mursal uu gacanta ku hayo mooshin mudo-kordhin hal sano ah loogu sameynayo Madaxweynaha.

Wixii kusoo kordha warkan kala soco bogga wararka Keydmedi Online.

Commenting is not available in this channel entry.