Farmaajo oo Axmed Madoobe iyo Deni kulan kula leh Villa Somalia

Shirkan ayaa noqonaya midkii ugu horeeyay oo ay yeeshaan hogaamiyeyaasha, waxaana la filayaa inay yeeshaan shirweyne ay heshiis uga gaari doonaan khilaafka u dhaxeeya.

Warar Keydmedia Online
Farmaajo oo Axmed Madoobe iyo Deni kulan kula leh Villa Somalia

MUQDISHO, Soomaaliya - Farmaajo ayaa shir aan rasmi aheyn hadda Villa Somalia kula leh Deni iyo Axmed Madoobe, iyadoo saxaafadda loo diiday inay goob-joog ahaadaan kulanka.

Dhinacyada oo horey ugu fashilmay inay kulmaan, ayaa isku mari la’ arrimo xasaasi ah oo miiska ay soo saareen Deni iyo Axmed Madoobe markii ay Muqdisho yimaadeen.

Fahfaahin, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 25 September 2020 4:10

    Bajaajlayaasha waxaa la dilaa iyaga oo bixinaya canshuurtii dowladda, waana cadaalad daridda ka jirta Muqdisho sida uu Farmaajo xilka ula wareegay oo ku kalliftay dhalinyarro badan in ay gabi ahaamba dalka isaga tagaan.