Farmaajo oo RW kumeel gaar ah magacaabay

Farmaajo ayaa u igmaday Mahdi Maxamed Guuleed in uu si kumeel gaar ah usoo wado howsha Xukuumadda. 

Warar Keydmedia Online
Farmaajo oo RW kumeel gaar ah magacaabay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto Madaxweyne ugu igmaday  Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ahaa Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya sii socodsiinta iyo maareynta howlaha Golaha Xukuumadda si kumeel gaar ah.

    Commenting is not available in this channel entry.