Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Xildhiban Mahad Maxamed Salaad oo qeyb ka ahaa Madaxdii iyo Shacabkii maanta naftooda halista lagu galiyay Muqdisho ayaa sheegay in Farmaajo uu yahay Siyaad Barre labaad.
MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhiban Mahad Maxamed Salaad oo qeyb ka ahaa Madaxdii iyo Shacabkii maanta naftooda halista lagu galiyay Muqdisho ayaa sheegay in Farmaajo uu yahay Siyaad Barre labaad.
“Xalay iyo saakay waxa dhacay waxay ka marqaati kacayaan in Farmaajo yahay Siyaad Barre labaad, INKAAR iyo AF na ku bixi maayo ee hala iswaraysto”.ayuu yiri Xil: Mahad Salaad.
Mahad Salaad wuxuu ka mid yahay, masuuliyiinta sida adag kaga soo hor jeeda Kali-taliska ay Mucaaradku dhiig-yacab ugu yeeraan ee Farmaajo oo isagoo waqtigiisi dhamaaday doonaya inuu xoog iyo sifo sharci darro ahh ku sii hayo xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments