Labo kamid ah qodobada ugu waaweyn fashilka Farmaajo
Gaariga rakaabka ah ayaa la sheegay in uu ka soo baxay degmada Jowhar, islamarkaana kusoo jeeday Muqdisho, markii ay askarta rasaasta ku furayeen.
JOWHAR, Soomaaliya - Askar katirsan dawladda ayaa rasaas ku furtay Gaari rakaab ah oo ku safarayay inta u dhaxaysa Jowhar iyo Balcad, oo kawada tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo aan la ogeyn sababta, balse loo maleynayo inay shacabka dhici rabeen.
Inta la xaqiijiyay waxaa geeriyootay laba qof oo ka mid ahaa dadkii la socday gaarigaas, halka seddax kalena ay ku dhaawacmeen rasaasta. Gaarigan ayaa saakay kasoo baxay Jowhar, wuxuuna kusoo jeeday Muqdisho.
KEYDMEDIA ONLINE
Dadkii Farmaajeysnaa 2017 waxay eedeen taageeradoodii, oo ay ka dhaxleen hogaan xun, musuq-maasuq, xad-gudub iyo kaligii-talisnimo.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments