Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Cabdullahi Maxamed Xuseen oo ahaa wiil dhalinyaro ah oo ganacssi ku lahaa magaalada Cape Town ee dalka South Africa ayaa kooxo hubeysan xalay ku dileen degaanka Delft oo u dhow Cape Town.
CAPE TOWN, South Africa, Ganacsadaahan Soomaaliyeed ayaa ka shaqeysanayay South Africa ayaa la toogtay isla markaana kooxo aan heybtooda la garaneyn oo madow ah ay ku dhufteen 9 xabadood.
Kooxahaan dilka geystay ayaa ka baxsaday goobta uu dilku ka dhacay, Booliska ayaa sheegay iney wadaan baaritaanno arrinkaan la xiriira, waxaana soo badanaya dilalka loo geysanayo dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku ganacsata dalka Koonfur Afrika.
KEYDMEDIA ONLINE
Maamulka Puntland ayaa caawa shaacisay mowqifkeeda ee ku aadan ismari-waaga siyaasaddeed ee ka taagan dalka.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments