Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in dhalinyarada shabaab ku jira ay wanaagsan tahay inay kusoo biiraan dhanka dowlada Soomaaliya.
C/qaadir Sheekh ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay soo dhowayso dagaalyahanada Al-Shabaab hadii ay ku soo biiraan dowlada Soomaaliya.
Wuxuu sheegay in dowlada Soomaaliya ay cafis horay ugu fidisay dhalinyaradaan isla markaana loo baahanyahay xiligaan in ay ka faa’iideestaan cafiskaasi.
Taliyaha ayaa sheegay in dhalinyarada iminka dagaalka wada ay dib uga shanlayn doonaan waqti un markii dalka uu gaaro horumar ballaaran aqoon la’aanta haysata iminka,isaga oo dardaaran ugu jeediyay dhalintaasi inay joojiyaan dagaalka.
Keydmedia Online Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments