Goaha shacabka oo ku kulmaya Villa Hargeysa

Golaha shacabka oo waqti kooban haysta ayaa degdeg ku meel-marinaya sharciyo aan laga fiirsan.

Warar Keydmedia Online
Goaha shacabka oo ku kulmaya Villa Hargeysa

Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka maanta ayuu guddoonka ku sheegay  u codeynta Xubnaha Guddiga Adeega garsoorka, u codeynta Xubnaha Guddiga la Dagaalanka Musuqmaasuqa iyo Akhrinta 3aad ee Hindise Sharciyeedka Nootaayooyinka Soomaaliya.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 1 December 2020 7:57

Tan iyo 2012 markii Malleeshiyaadkii Raas Kambooni ee uu watay Axmed Madoobe, oo kaashanayay Ciidamada Kenya ay la wareegeen magaaladda, waxaa la dilay dad badan oo qaab qabiil lagu khaarijiyay.