Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya yaa Maanta ku wareejisay Maamulka Gobolka Banaadir, maamulidda adeegyada caafimaadka ee Magaalada Muqdisho.
MUQDISHO, Soomaaliya - Munaasabad uu Maamulka Gobolka Banaadir kula wareegey Adeegyada Caafimaadka ee ay Gobolka Banaadir ka bixiso Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magalaada Muqdihso.
Dhameystirka Howlaha lagu wareejinayo Maamulka Adeegyada Caafimaadka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa loo xil saaray Guddiyo ka shaqeeyay arrintaas.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish, Wasiirka Caafimaadka Fowzia Abiikar, iyo madax kale ayaa kulanka ka qeyb galay.
KEYDMEDIA ONLINE
Maamulka Puntland ayaa caawa shaacisay mowqifkeeda ee ku aadan ismari-waaga siyaasaddeed ee ka taagan dalka.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments