Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Munaasabad si weyn loosoo abaabulay ayaa Maanta lagu dhaariyay Wasiirrada Maamulka Cusub ee Koonfur Galbeedka Soomaaliya oo ka kooban Lix Gobol.
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Madoobe Nuuunow Maxamed guddoomiyaha golaha guurtada, Xasan Shure Maxamuud ayaa Goobjoog ahaa.
Munaasabadaan oo ka dhacday Xaruntii lagu doortay Madaxweynaha Maamulka ee ADC ayaa waxaa lagu dhaariyay 20 Wasiir, kuwaaso ka kooban 19 Ragg iyo Hal Dumar ah.
Madoobe Nuunow oo khudbad ka jeediyay Xafladda ayaa sheegay in Maamulkiisa ay haatan u bilaabatay Shaqo Culus oo ah in la mideeyo Lixda Gobol, sidoo kale wuxuu sheegay in Ciidan uu geyn doono Gobolada iyo Degmooyinka Maamulka.
Keydmedia Online - Baladweyne
Add comment
Comments