Golahii wasiirada Galmudug oo la kala diray

GALKACYO(KEYDMEDIA) Madaxweynaha Galmudug Max’ed Axmed Caalin ayaa ku dhawaaqay inuu gabi ahaanba kala diray golaha wasiirada Galmudug.
Warar Keydmedia Online
Golahii wasiirada Galmudug oo la kala diray

Wareegta ka soo baxday Madaxtooyada Galmudug  ayaa lagu sheegay kadib markii howl qabad la’aan ay wajaheen wasiiradii hore iyo shaqaalahooda ay madaxtooyada Galmudug go’aansatay in la kala diro xukuumada.

Waxaa lagu sheegay wareegtada ka soo baxday madaxtooyada in dhawaan la soo magacaabi doono gola wasiiro oo waxtar leh.

WWW.KEYDMEDIA