Gollaha Wasiiradda RW Rooble oo la ansixiyay

Xukuumadda ayaa waxaa u badan xubnaheeda Wasiiraddii Khayre lasoo shaqeeyay, kuwaasoo taageeray Madaxweyne Farmaajo.

Warar Keydmedia Online
Gollaha Wasiiradda RW Rooble oo la ansixiyay

MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaanada Gollaha Shacabka ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Wasiiradda cusub ee Ra'iisul Wasaare Rooble magacaabey todobaadkii tagey.

Kulanka oo ay soo xaadireen 188 mudane, ayaa waxay Xukuumadda heshay dhamaan codadka Xildhibaanada, iyadoo aan jirin cid diiday ama ka aamusatya.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.