Guddi loo saaray saraakiishii lagu dilay Galmudug

Weli waxaa socda baaritaanka sida ay wax u dhaceen.

Warar Keydmedia Online
Guddi loo saaray saraakiishii lagu dilay Galmudug

Wasaaradda amniga ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa guddi baaritaan u saartay saraakiishii shalay lagu dilay gobolka Gagduud.

Guddigan ayaa ka shaqeyn doona baaritaanka sida ay wax u dhaceen iyo sidoo kale in lasoo qabto cid walbo oo falkaasi ku lug leh.

Sidoo kale, wasaaradda ayaa sheegtay in lasoo qabtay qof la sheegay inuu ka mid ahaa maleeshiyaadkii weerarkaasi geystay, kaasi oo ku hubeysnaa qoriga AK47.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.