Guddiga Xil-wareejinta RW cusub oo la magacaabay

Guddigaan ayaanan waxaa ka muuqan xubnihii saameynta ku lahaa xukuumaddi Ra'iisul wasaare Kheyre. 

Warar Keydmedia Online
Guddiga Xil-wareejinta RW cusub oo la magacaabay

MUQDISHO, Soomaaliya - Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka Mahdi Maxamed  Guuleed ayaa magacaabay guddi heer wasiir ah oo ka shaqeeya munaasabadda xil-wareejinta Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka, Maxamed Xuseen Rooble. 

Guddiggaan ayaa waxaa ka mid ah; sii-hayeyaasha xilka Wasiirada Dhalinyarada iyo ciyaaraha, Gaashandhiga, Qorsheynta, Dastuurka, Duulista hawada iyo Caddaaladda.

KEYDMEDIA ONLINE 

Commenting is not available in this channel entry.