Guddoomiyihii Rugta Ganacsiga Jubbaland oo Qarax lagu dilay

Guddoomiyaha iyo ilaalada ayaa ku sugnaa banaanka hore ee Masjidka Jaamac oo ay Salaadda Jimcaha ku dukadeen.

Warar Keydmedia Online
Guddoomiyihii Rugta Ganacsiga Jubbaland oo Qarax lagu dilay

MUQDISHO, Soomaaliya-  Guddoomiyihii Rugta Ganacsiga Jubbaland Shaafi Raabi Kaahin ayaa goordhaweed u geeriyooday dhaawac halis ah oo ka soo gaaray qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada Kismaayo. 

Guddoomiyaha ayaa qaraxa lala beegsaday xilli uu ka soo baxay Masaajid uu ku dukaday Salaaddi Jimca maanta, waxaana qaraxa sidoo kale ku dhaawacmay qaar ka tirsan ilaaladiisa. 

Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku geeriyootay qaraxa oo uu jiro ruuxii ismiidaamiyaha ahaa, waxaana ku dhaawacmay in ka badan 7 ruux.

KEYDMEDIA ONLINE 

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 29 November 2020 23:38

"Dhaqankan lama filaanka ah ee aan loo baahnayn ee hoggaanka Soomaaliya waa wax u baahan in aan ka fekerno inta aanan ka hadlin. Waxaan si rasmi ah uga jawaabi doonnaa dariiqyada ku habboon dhawaan," ayuu yiri Macharia.