NISA oo baaraysa Lacag Mucaaradka Garoonka uga soo degtay
Kulanka ayaa kusoo aadaya, iyadoo qeybo ka mid ah maamulkaas uu martigalinayay maalmihii lasoo dhaafay xasarado iyo bannaanbaxo ka dhan ah madaxda dhawaan la doortay.
JOWHAR, Soomaaliya - Madaxweynaha aan wali la caleema saarin ee Hirshabeelle Cali Guudlaawe, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan amni, kaasoo ay kasoo qeyb galeen Wasiiro, Saraakiil Ciidan iyo xubno kale.
Xaqiijinta amniga Caasimadda iyo howlgalada qorsheysan ee amniga guud ahaan Hirshabeelle ayaa lala wadaagay Madaxweynaha, wuxuuna gabagabadii kulanka u mahadceliyay Hay'adaha amniga maamulka.
Kulanka ayaa kusoo aadaya, iyadoo qeybo ka mid ah maamulkaas uu martigalinayay maalmihii lasoo dhaafay xasarado iyo bannaanbaxo ka dhan ah madaxda dhawaan la doortay.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments