Hoobiyaal lagu weeraray Madaxtooyadda Soomaaliya

Weerarka ayaa yimid saacado kadib markii Farmaajo la kulmay Madaxda Maamullada iyo duqa Muqdisho.

Warar Keydmedia Online
Hoobiyaal lagu weeraray Madaxtooyadda Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in hoobiyaal dhowr ah lagu weeraray Madaxtooyadda Villa Soomaaliya.

Hoobiyeyaasha ayaa qaarkood ku dhacay gudaha qasriga Madaxtooyadda waxaana la ogeyn wali khasaaraha ka dhashay.

Wixii kusoo kordha warkan, Kala soco KEYDMEDIA ONLINE.

    Commenting is not available in this channel entry.