Horjoogaha Shababa ee jubooyinka oo la xiray

KISMAAYO(KEYDMEDEIA) ciidamo ka kala tirsan ahlu-suna iyo dowlada oo ku sugan degmada Afmadow ee gobalka J.hoose ayaa gacanta ku dhigay horjooge ka tirsan kooxda Shabaab ee Magaalada Kismaayo.
Warar Keydmedia Online
Horjoogaha Shababa ee jubooyinka oo la xiray

Max’ed Xasan Buule oo ah sarkaal ciidamada dowlada ka tirsan ayaa u sheegay warbaahinta in ninka ay si kadis ah gacanta ugu dhigay ciidamada oo rondo sameynaya, waxaana uu xusay in iminka xabsi uu ku jiro ninkii la xiray.

Horjoogaha la xiray oo lagu magacaabo Saney Cabdi Xoog.ayaa ahaa taliyihii ciidamada shabaab ee ka dagaal gala aaga afmadow.

WWW.KEYDMEDIA.NET