Howlgal ka dhacay Gaalkacyo

Howlgalka ayaa ka dambeeyay kadib markii xalay uu qaraxa ka dhacay Magaaladda dhinaca waqooyi, oo Puntland katirsan.

Warar Keydmedia Online
Howlgal ka dhacay Gaalkacyo

GAALACYO, Soomaaliya - Ciidamada Puntland ayaa maanta sameeyay howlgal lagu qabtay dhowr qof oo la tuhmayo inay ku lug leeyihiin qarax xalay ka dhacay magaaladda Gaalkacyo.

Qarax oo ahaa bam gacmeed lagu tuurey hotel ku yaalla waqooyiga magaaladda xili ay Ciidanka halkaasi meel ku dhaw howlgalo roondo ah kawadeen. Rasaas la furay ayaa waxaa ku dhintay qof shacab ah, labo askarina way ku dhaawacmeen.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.