Howlgal ka dhacay gobolka Bari

Buuralayda Gobolka Bari waxaa ku xoog badan kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish.

Warar Keydmedia Online
Howlgal ka dhacay gobolka Bari

BOSAASO, Soomaaliya - Ciidanka Puntland, gaar ahaan kuwa PMPF ayaa howlgal ka fuliyay gobolka Bari, iyagoo beegsaday Al-Shabaab.

Ciidanka ayaa gaarey degaanada Xidid iyo Milxo oo katirsan buuraha Calmadow, waxayna la wareegeeen saldhigyadii Al-Shabaab.

KEYDMEDIA ONLINE 

Commenting is not available in this channel entry.