Howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Howlgalka ayaa ka dhacay deegaanada Galhareeri, Cumar Beere, Maguurto Baalgure iyo Bullow oo ku yaalla Gobollka Shabeellaha Hoose.

Warar Keydmedia Online
Howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

MUQDISHO, Soomaaliya - Ciidanka Danab ayaa howlgal qorsheysan ku dilay labo xubnood oo kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa dhanka qaadista Canshuurta, kuwaasoo magacyadooda lagu sheegay Siidow Mayow Xaaji iyo  Isxaaq.

Waxaa lagu dilay labadan Sarkaal howlgal lagu fuliyay deegaanada Galhareeri, Cumar Beere, Maguurto Baalgure iyo Bullow oo ku yaalla Gobollka Shabeellaha Hoose, oo kamid ah meelaha ugu xasaradaha badan dalka.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 20 September 2021 10:10

Kaliya, Kooxda Fahad, waxa ay sheegeen in Maryan, xubno ka mid ah ehelkeeda ay ka mid yihiin Al-Shabaab, isla-markaana gabar caawiye u ahayd oo la yiraahdo Hodan ay u baxsatay dhanka Al-Shabaab, taas oo ilaa iyo hadda aysan u keenin wax caddeyn ah.