Howlgal ka socda B/weyne

Shacabka B/weyne qaarkood ayaa diiddan maamulka Hirshabelle.

Warar Keydmedia Online
Howlgal ka socda B/weyne

Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgal ballaaran ka wada xaafadaha magaalada B/weyne, iyadoo waddooyinka magaaladaasi lagu arkayo ciidamo badan.

Sida ay KON u sheegeen goobjoogayaal, ciidamada ayaa xiray ku dhowaad 10 qof oo shacab ah, waxaana howlgalkaan uu dabascdaa rabshado ay dhigeen dad shacab ah oo xalay ka dhacay B/weyne.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.