Howlgallo ka socda Gaalkacyo

Ciidanka amaanka Puntland ayaa saakay lagu arkay qeybo kamid ah Gaalkacyo, iyagoo sameynayo howlgallo ballaaran oo lagu baaraya xaafadaha kala duwan.

Warar Keydmedia Online
Howlgallo ka socda Gaalkacyo

GAALKACYO, Soomaaliya - Shacabka ku nool Gaalkacyo ayaa saakay ku waarberiistay iyadoo Ciidanka Puntland ay dhex yaacayaan xaafadaha magaaladda, islamarkaana guryaha dadka hurdaya ku jebinaya.

Waxay sameynayaan howlgallo ay Saraakiisha hogaaminaysa Ciidanka ku sheegeen in lagu xaqiijinayo amniga kaidb markii Jimcihii lasoo dhaafay uu qarax ka dhacay Koonfurta, kaasoo ay ku dhintaay ugu yaraan 14 qof, oo Taliyeyaal Militeri kamid ahaayeen.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.