Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Saaka ayaa waxaa la arkacayay ciidamada dowlada Soomaaliya oo ku sugan wadooyinka isla markaan dadka Su’aalo waydiinaya sidoo kalana qab qabanaya dhaliyarad.
Sidoo kale ciidamada dowlada ayaa guri guri u galayay guryaha ku yaala degmadaasi Wadajir ee gobalka Banaadir, waxaana guryaha ay kala baxeen dhalinyaro badan.
Inkastoo aysan saraakiisha dowlada wali ka warbixin howlgaladaan ayaa hadana ciidamada howlgalada sameeynayay waxay sheegeen in la baarayo dadka la qab qabtay isla markaana la siin dayn doono dadka aanan danbiga lahayn.
Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa ka socday howlgalo balaaran oo loogu talagalay in lagu xaqiijiyo amaanka caasimada Soomaaliya.
Keydmedia Online Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments