Ilaalada xabsiga dhexe ee ha Hargeysa oo rasaas ku furay gaari

Hargeysa (Keydmedia) - Ciidamada ilaalada xabsiga dhexe ee magaalada hargeysa ayaa xalay fiidkii waxa ay rasaas ood uga qaadeen gaari nooca gaarka loo adeegsada ah oo si xawli ah ku maray xeyndaabka xabsiga.
Warar Keydmedia Online
Ilaalada xabsiga dhexe ee ha Hargeysa oo rasaas ku furay gaari

Ciidamada ayaa la sheegay in ay gaariga ku tuhmeen fal is qarxin ah ujeedada rasaastana ay aheyiid iska caabin la xiriirta arinkaasi,.

Sida ay xaqijiyeen dadka deegaanka rasaastaasi ay fureen ciidamada ayaa laga maqlay dhinacyo kale duwan oo magaalada ah, iyadoona dadka magaalada arinkaasi ay walaac badan galisay

Dadka reer hargeysa ayaa kolka ayaa kolka ay maqlaan falalka la xiriira is qarxinta waxay durbaba niyadooda goconeysaa qaraxyadii ka dhacay magaalada sanadkii 2008.

Keydmedia.net




Warar 25 November 2020 19:57

Madaxweynaha ayaa ku fashilmay siyaasadda, hirgelinta Federaalka, amniga iyo qabashadda doorasho qof iyo qof ah oo uu balan-qaadey markii la doortay 4 sano kahor.