Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Arintan ayaa looga dhawaaqay munaasabad maalinkii shalay aheyd ka dhacday Xarunta xariirka kubadda Cagta ee UEFA ee Magaalada Nyon ee xarunta Switzerland ayaa lagu sameeyay isku aadka wareega 16-ka ama Nack Aut-ka ee kooxaha isugu soo horay koobka UEFA Champion League.
Kooxaha awooda leh yurub qaarkood ayaa lagu aadiyay kooxo magac ahaan aan caan aheyn taasoo la aaminsanyahay in si fudud ay ku soo bixi karaan kooxaha waa weyn magaca leh.
Naadiyada Yurub ee ka qeybgalaya wareega 16-aad ee Champion league ayaa isu arki doona sida tan.
Roma (Italy) v Shakhtar(Ukraine)
Milan(Italy) v Tottehnam(England)
Valencia(Spain) v Schalke(Germany)
Inter(Italy) v Bayern(Germany)
Lyon(France) v Madrid (Spain)
Arsenal (England) v Barcelona(Spain)
Marseille(France) v Manchester United(England)
København(Denmark) v Chelsea(England).
Www.keydmedia.net
Add comment
Comments