Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Jaamacadda Simad ayaa maanta xafladda qalin-jebinta ee Dufcadda 16-aad ku qabatay aaladda fogaan aragga ee Zoom-ka loo yaqaan.
MUQDISHO, Soomaaliya - Jaamcaddu waxa ay qorsheesay in xafladda lagu qabto Xarunta Dhexe oo ku taalla Jid-ka Warshadaha hayeeshee saameynta caabuqa saf marka ah ee COVID-19 dartii ayaa loo bedalay hanaankaii hore.
Xafladdan oo ardayda ay kala qeyb galeen madax uu ka mid yahay wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa aya noqoneysa tii ogu horreysay oo qalin qabin ah oo ka dhacda aaladda Zoom-ka oo Simad iyo Jaamacadaha kale ee Muqdisho ku yaalla qabtaan.
KEYDMEDIA ONLINE
Maamulka Puntland ayaa caawa shaacisay mowqifkeeda ee ku aadan ismari-waaga siyaasaddeed ee ka taagan dalka.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments