Janaraal Maxamed Nuur Galaal oo geeriyooday

Wararkii ugu dambeeyay ee kasoo baxaya weerarkii kooxda Al-Shabaab ay ku qaadday Hotel Afrik ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu ku geeriyooday Janaraal Maxamed Nuur Galaal

Warar Keydmedia Online
Janaraal Maxamed Nuur Galaal oo geeriyooday

MUQDISHO, Soomaaliya - Janaraal Maxamed Nuur Galaal ayaa ku geeriyooday weerarkii ka dhacay Hotel Afrik sida ay noo xaqiijiyeen ila wareedyo lagu kalsoonaan karo.

Weerarka oo daqiiqado kahor lasoo gabagabeeyay ayaa waxaa daqiiqadihii u dambeeyay la shaaciyay inuu ku geeriyooday Janaraal Maxamed Nuur Galaal oo dagannaa Hotel ka sida aan kasoo xiganay saraakiil sar-sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.