Jubbaland oo deegaan cusub kala wareegtay Al-Shabaab

Ciidamada amaanka Jubbaland ayaa saaka deegaanka Jannaa Cabdalla kala wareegay Al-shabab. 

Warar Keydmedia Online
Jubbaland oo deegaan cusub kala wareegtay Al-Shabaab

MUQDISHO, Soomaaliya - Ciidamada amaanka Jubbaland ayaa saaka kooxda Al-shabab kala wareegay deegaanka Jannaa Cabdalla ee gobolka Jubbada Hoose.

Deegaankaan oo ay in muddo ah maamulayeen Alshabaab ayaa qiyaastii 60 KM u jira magaalada Kismaayo, waxaa uuna ka mid ahaa deegaannada fara ku tiriska ah ee gacanta Alshabaab ku jiro.

KEYDMEDIA ONLINE 

    Commenting is not available in this channel entry.