kenya oo isku shaandheysay saraakiishii dowlada ee Dhoobley

DHOOBLEEY(KEYDMEDIA) Saraakiil ka tirsan ciidamada kenya ayaa isku shaandheyn waxa ay ku sameeyeen ciidamadii dowlada ee degmada dhoobleey kuwaasoo mudooyinkanba dagaal kula jiray kooxda shabaab.
Warar Keydmedia Online
kenya oo isku shaandheysay saraakiishii dowlada ee Dhoobley

Wararka waxa ay sheegayaan in ciidamada dowlada oo kala ahaa laba guuto waxaa laga dhigay hal guuto oo ka wada amar qaadata hal talis oo kaliya sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan dowlada oo la hadlay keydmedia.

Afhayeenka ciidanka dowlada ee ku sugan jubooyinka Max'ed Faarax ayaa u sheegay warbaahinta in talaabadani ay tahay mid lagu xoojinayo cududa ciidanka dowlada isla markaana dagaalka shabaab loogu guuleesto.

WWW.KEYDMEDIA.NET




Warar 25 November 2020 19:57

Madaxweynaha ayaa ku fashilmay siyaasadda, hirgelinta Federaalka, amniga iyo qabashadda doorasho qof iyo qof ah oo uu balan-qaadey markii la doortay 4 sano kahor.