Kenya oo ku fashilantay wixii ey ugu yeereen la Dagaalanka Al-Shabaab

Nairobi (Keydmedia) - Maqaalkan halkan ku lifaaqan waxaa soo Qortay Suxufiyad aad ugu kuurgasha hawgalka Ciidamada Kenya ay ka Wadaan Jubbada Hoose una bixiyeen la Dagaalanka Al-Shabaab.
Warar Keydmedia Online
Kenya oo ku fashilantay wixii ey ugu yeereen la Dagaalanka Al-Shabaab

Guuladarro ayaa halkaas laga muujinayaa, waxaana muuqata in Kenya ayna sii wadi doonin Dagaal markiisi horaba si Qalad ah ku bilowday, oo aan Dhaqaale loo hayn lagu guulaysan karin.

Hadda waxaa muuqataa in Dhaqaale lagu biixiyey in Ciidanka Kenya ay Al-Shabaab weeraraan Sabab la'aan, waxaase ku hoos-duugnaa in Aziyenda Warlord Gandhi halkaas lagu Abuuro oo Dawladda Kenya ay Gacanta ku hayso.

Labadiiba hadda waa fashilmeen Riyadii Warlord Gandinah waxey isku badashay Sallal iyo Shalaay waayo Dad badan buu laayay, Dad badan buu barakiciyay, Dad badan baa xoolohoodi la dhacay.

Intaasnah Asaga marwalba waa hor imaaneysaa oo Guuldaro ayuu ku fadhiyaa.Nin walba oo Dhiig faraha gashada, Dad islaam ah oo aan waxba galabsan laaya si uu u helo Sandareerto Dhaqaale iyo Sadano wirwir ah.

Aduunka Qoomamo ayuu ku fadhiyaa, Aaqiranah wey sugeysaa.

Aqriso Maqaalkaan lagu soo Daabayay Keydmedia English xambaarsanah Macluumaad xiiso badan oo indhaha ku furaya.

HALKAAN KA AQRISO QORAALKA - KEYDMEDIA ENGLISH

Keydmedia.net - Xafiiska Nairobi