Kenya Shabaab iyo Kooxda A/Madoobe Oo Hub Culus Kismaayo la dhacay

Kismaayo (KON) - Magaaladda Kismaayo ayaa Xalay laga maqlay Hugunka Madaafiicda culus waxaana isweydaarsaday Madaafiicdaas Kooxda Kenya A/Madoobe iyo kuwa Shaabaabka argagaxna ku abuuray Dadka Degaanka.
Warar Keydmedia Online
Kenya Shabaab iyo Kooxda A/Madoobe Oo Hub Culus Kismaayo la dhacay

Shabaabku ay Sheegtay in weerarkaas ay ku qaadeen Ciidamo Kenyan ah oo ku sugnaa Garoonka Kismaayo. Ilaa  hada si rasmi ah looma oga khasaaraha kala  gaaray labada dhinac, xaaladda magaaladduna waa ay degan tahay saaka.

Keydmedia Online - Xafiiska Kismaayo